Xirfadkaab
Xirfadkaab waa madal waxbarasho oo dijitaal ah oo bixisa tababarro xirfadeed (Tababar & Xirfad) dhinacyada Tiknoolajiyada (ICT), Luuqadaha, Maamulka, Ganacsiga iyo Caafimaadka. Xirfadkaab waxa uu sidoo kale yahay madasha rasmiga ah ee lagu bixiyo barnaamijyada shahaadooyinka (certifications) ee Sahal Global Institute (SGI).