Windows 10 Essentials: Hada waqtiga la joogo Windows waa operating systemka ugu caansan aduunka marka la joogo Desktop Computerska, Taas ayaana ka dhigaysa in qofkasta uu barto.
Course Curriculum
windows intro
Editions of Windows
Important reminder
Your first Windows
Windows basics
Application interaction
Working with folders
More into folders
Quick access and shortcuts
Windows 10 section 5
windows 10 Section 6
Windows 10 Section 7
Windows 10 Section 8 Accounts
Windows 10 section 9 Emails
Windows 10 section 10 Advanced tools
Description
Qeexida Koorsada
Windows 10 waaa nooc kamid ah operating system kaas oo aan si joogta ah oola falgalno una isticmaalo. Hada waqtiga la joogo Windows waa operating systemka ugu caansan aduunka marka la joogo Desktop Computerska, Taas ayaana ka dhigaysa in qofkasta uu barto. Dadka ITga ka shaqeeyo iyagu kuma sii jiraan oo waxaaba laga doonaya in ay sifiican u yaqaanaan maadama ay ciladihiisa looga baahnaano karo in ay xaliyaan.
Inkasta oo uu hada soo baxay Windows 11. Hadana sidaas oo ay tahay Windows 10ka ayay inta badan isticmaalaan shirkaduhu. Wuxuu leeyahay features dheeri ah sida voice commands, security features, iyo applications ku dhisan.
Yaa ka faa’idaysan kara koorsadan?
Qofkasta oo doonaya in uu barto Windows 10
Qof ku cusub Windows 10
Qof isticmaali jiray versionskii hore oo raba in uu ugudbo versionkan
Shirkad tababaraysa shaqaalaheeda
Qofk aqoon hore u lahaa windowska ama qof kuba cusub
Qof raadinaya in uu barto farsamo cusub oo Windows ku saabsan
Qofka dhigta jaamacada sida kuliyada ICTga ama kuliyad kaleba
Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno