TEACHERS
Virtualization Fundmentals Course. Maadadan waxaad ku baran doonta VMs ama waxa loo yaqaan Vritual Machineda. oo ah hab casri ah oo aad computerkaaga/Serverkaaga aad oogu kala qeybsan karto computero badan, adoonan soo gadan computero dheeri. ah.
irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.
No reviews found
0m Hours video
14 Lesson
Full lifetime access
Access on mobile and TV
Certificate of completion