TEACHERS
Report Writing Skills Course. Tababarkaan waxaad ku baran doontaa sida loo qoro warbixinada. waxaad baran doontaa xirfad cusub.
irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.
No reviews found
0m Hours video
8 Lesson
Full lifetime access
Access on mobile and TV
Certificate of completion