Koorsadan waa si gaar ah oogu baran doonta Luuqada Python ka, waana mid ka mid ah kuwa ugu caansan ee loo isticmaalo web developmentga, scriptingka iyo data science ka.
Course Curriculum
welcome to the course
setting up the environment
Variables
inputs and comments
Strings
Arithmetic Operators
Ifstatements
Comparison Operators
Culays Badale
Whileloops
For loops
Lists
Tuples
Dictionaries
Functions
Classes
Inheritance
Description
Python Programming One
Koorsadan waa si gaar ah oogu baran doonta Luuqada Python ka, waana mid ka mid ah kuwa ugu caansan ee loo isticmaalo web developmentga, scriptingka iyo data science ka. Koorsadan waxay qeyb ka tahay taxanaha ama takhasuska Software Developmentga ee Xirfadkaab College oo loogu talagalay in ardayga loogu diyaarsho shaqo developmentga la xiriirta.
Maxaad ku baran doontaa
Waxaad si gaar ah u baran doontaa Featureska luuqada Pythonka
Sida Pythonka loogu diyaarsado computerkaada.
Waxaad awood u yeelan doontaa in aad barnaamijkaadii ugu horeeyay ku qortid Python
Waxaad fahmi doontaa Operatorska iyo noocyada xogta ee kala duwan
Waxbaad ka fahmi doontaa Object oriented programmingka