𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐒𝐩𝐞𝐚𝐤𝐢𝐧𝐠: Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka.
Course Curriculum
What is public speaking
Ethics in public speaking
Principles of public speaking
Tips of Public speaking
Ethical obligation of public speaking
Audience analaysis
Factors consider Audience analysis
Types of audience analysis
Gathering information about your audience
Adapting audience
Researching your topic
Audience expect continue
preparing for search
Gathering information
Evaluating Information
Supporting material
Why supporting material needed
supporting material
Attention factors and supporting material
Attention factors
Function of introduction
Attention getting strategic
prepare introduction
Function of conclusion
composing of conclusion
Description
𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐒𝐩𝐞𝐚𝐤𝐢𝐧𝐠
Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka. Koorsadan waxaad ku baran doontaa sidii aad fariintaada u gudbin lahayd, khidadaha aad isticmaali lahayd, qorshaynta soo jeedintaada, qiimaynta dadkaad la hadlaysid iyo abaabulida khayraadka aad haysatid. Waxaad Eebe idinkii ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad dadka wax oogu gudbiso.
Qeybaha aad ku baran doontid waxaa kamid ah:- Model 1: Horudhaca Public Speaking Model 2: Qiimaynta dhagaystayaashaada. Model 3: Diyaarinta iyo qorshaynta mowduucaada. Model 4: Agabkii ku taageeri lahaa Model 5: Qeybaha Hadalka iwm ah.