TEACHERS
Monitoring and evaluation: Tababarkan waxaad ku baran doonta sida Kormeerka iyo qiimaynta loogu sameeyo shaqooyinka iyo mashaariicda.
irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.
No reviews found
0m Hours video
26 Lesson
Full lifetime access
Access on mobile and TV
Certificate of completion