TEACHERS
Leadership Skills. Tababarkan waxaad ku baran doonta hadii Eebe idmo. Xirfada hogaaminta.
Tababarkan waxaad ku baran doonta hadii Eebe idmo. Xirfada hogaaminta. Waxaad wax ka baran doontaa asaaska hogaaminta, qaab dhismeedka, fakradaha ku xeeran iyo sidii aad iskugu isticmaali lahayd
irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.
No reviews found
0m Hours video
30 Lesson
Full lifetime access
Access on mobile and TV
Certificate of completion