Koorsadan waxaad ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad u bilowdid JavaScript .
Course Curriculum
INTRODUCTION
environment setup
SCRIPT TAGA
DISPLAY POSIBILITY
JS REFERENCING
project
javaScript syntax
javaScript variable
variable practical
data types
AddToCart Practical
Description
JavaScript Course oo la sharaxay
Koorsadan waxaad ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad u bilowdid JavaScript .
JavaScript waa luuqad ka mid ah kuwa programming languageka loo yaqaano, waxaana badanaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo websiteyada ama web applicationska, si loogu daro dyanamic interactions boggaga. Sidoo kale waxaa lagu samayn applicationska, mobile appska iyo xitaa in lagu sameeyo gamamka.
JavaScript waxaa loo isticmaali karaa Front End oo caan ku tahay iyo sidoo kale in BackEnd labadaba.
Koorsdan maxaan ku qaban doonaa
In aad fahantid aas-aasiga JavaSCriptga
In aad baratid ariables, if/else, operators, boolean logic, functions, arrays, objects, loops, strings, iyo casharo intaas ka badan inaga oo qaab itus oo i taabsii ah u samayn doona.