HTML 5 2024

0 ( 0.00 )
0m
12 Lesson

Koorsadan waxay bilow u tahay barashada Web Developmentga, waana meesha koobaad ee ay tahay in aad ka bilowdid. HTML 5 ayaan si gaar ah oogu baran doonaa oo ah noocii oogu danbeeyay ee HTML ka.

Course Curriculum

  • HTML for Beginners Course
  • HTML Overview
  • HTML Basic Structure
  • HTML tags
  • Example of HTML sample web
  • Your first HTML web
  • Ordered List
  • HTML Images
  • Forms
  • Links
  • Tables
  • The Project

Description

    Qeexida Koorsada

    Koorsadan waxay bilow u tahay barashada Web Developmentga, waana meesha koobaad ee ay tahay in aad ka bilowdid. HTML 5 ayaan si gaar ah oogu baran doonaa oo ah noocii oogu danbeeyay ee HTML ka.

    HTML waxay u taagantahay Hyper Text Markup Language, waxaana lagu diyaarshaa qaab dhismeedka webka bogagiisa kala duwan. Sida aad la socotid websiteku wuxuu ka koobanyahay bogag kala duwan sida boga Home, boga About, boga Contact US, dhamaan bogagaas ama kuwa lamid ah qaab dhismeedkooda waxaa lagu diyaarshaa HTML.

    Yaa ka faa’idaysan kara koorsadan?

    • Qofkasta oo doonaya in uu barto HTML 5 iyo wixi ka danbeeyay
    • Qofkasta oo doonaya in uu bilaabo mihnad dhanka Web Developmentga ah
    • Qof isticmaali jiray versionskii hore oo raba in uu ugudbo versionkan
    • Shirkad tababaraysa shaqaalaheeda
    • Qofk aqoon hore u lahaa HTMLka ama qof kuba cusub
    • Qof raadinaya in uu barto farsamo cusub oo webka ku saabsan
    • Qofka dhigta jaamacada sida kuliyada ICTga ama kuliyad kaleba

    Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • HTML for Beginners Course
  • HTML Overview
  • HTML Basic Structure
  • HTML tags
  • Example of HTML sample web
  • Your first HTML web
  • Ordered List
  • HTML Images
  • Forms
  • Links
  • Tables
  • The Project

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

12 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img