Graphics Design

0 ( 0.00 )
0m
24 Lesson

Diplomadan aan oogu magac darnay Graphics Design (oo ah sida wax loogu naqshadeeyo computerka) waa koorso dhamaystiran oo kuu diyaarin doonta in aad noqotid qof khabir ku ah xirfadaan naqshadaynta.  Waxaa si gaar ah oogu baran doontaa koorsadaan Adobe.

Course Curriculum

  • Photoshop Afsoomaali Hordhaca koorsada
  • wejiga hore ee Photoshop-ka (Photoshop interface )
  • sida loo dhiso photoshop pannels
  • sida loo adeegsado (photoshop Tools)
  • casharka 4aad sida loo bedelo cabirka sawirka, iyo cufkiisa (image info, size and resolution )
  • Casharka 5aad sida loogu shaqeeyo lakabyada Photoshopka (Working With Layers)
  • noocyada sawirada photoshop-ka(Common file Types)
  • Selecting in photoshop (Qaabka loo sameeyo selection-ka )
  • Copy and Past in photoshop
  • Transforming in photoshop
  • Using Erazer and Brushes
  • Shape Tool in photoshop
  • Typing in photoshop
  • Layer Styles
  • Colour adjustments in photoshop
  • smart Objective
  • Paths and Pen Tool in photoshop
  • Adjustment Layers
  • Saving a document
  • Setting Document
  • Creating Logo
  • Poster Design
  • ID-card
  • Saving For Web and Print

Description

    Waxaad si gaar ah Diplomadaan oogu baran doontaa waxa loo yaqaano Photoshop oo aad si heer sara ah u baran doontid. Marka aad baratid Diplomadan koobaan waxaad awood u yeelan doontaad inaad si rasmi ah ugu shaqa gashid isla markaasba.

    Maxaad ka faa’idi kartaa?

    • Waxaad si rasmi ah oogu baran doontaa Photoshopka
    • Waxaa casharada laga bilaabi doonaa halka ugu hooseysa iyada aan ku geyn doono meel sarre casharaduna sidaas ayay ukala horeeyaan.
    • Waxay ka koobantahay 24 muuqaal oo midba midka kale hagaya
    •  Waxay koorsadu u diyaarsantahay saddex qeybood (parts) mid walbana aan ku dhigan dooono casharo u gaar ah ujeedaduna tahay inay is hagaan.

    Yaa ka faa’idaysan kara

    • Koorsadaan waxaa ka faa’idaysan karo arday walba oo rabba in uu barto Xirfada wax naqshadaynta (Graphics Design)
    • Ardada dhigata kuliyadaha la xiriira Tiknoolajiyada iyo ICTga
    • Dadka ka shaqeeya madbacahada iyo meelaha lagu daabaco boorarka
    • Dadka ka shaqeeya xayaysiinta

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • Photoshop Afsoomaali Hordhaca koorsada
  • wejiga hore ee Photoshop-ka (Photoshop interface )
  • sida loo dhiso photoshop pannels
  • sida loo adeegsado (photoshop Tools)
  • casharka 4aad sida loo bedelo cabirka sawirka, iyo cufkiisa (image info, size and resolution )
  • Casharka 5aad sida loogu shaqeeyo lakabyada Photoshopka (Working With Layers)
  • noocyada sawirada photoshop-ka(Common file Types)
  • Selecting in photoshop (Qaabka loo sameeyo selection-ka )
  • Copy and Past in photoshop
  • Transforming in photoshop
  • Using Erazer and Brushes
  • Shape Tool in photoshop
  • Typing in photoshop
  • Layer Styles
  • Colour adjustments in photoshop
  • smart Objective
  • Paths and Pen Tool in photoshop
  • Adjustment Layers
  • Saving a document
  • Setting Document
  • Creating Logo
  • Poster Design
  • ID-card
  • Saving For Web and Print

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

24 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img