TEACHERS
Excel Basics: Waxaad si gaar ah oogu baran doontaa Microsoft Excel. Ujeedaduna waxay tahay in aad barato sida computerka wax loogu xisaabsho.
Excel Basics: Waxaad si gaar ah oogu baran doontaa Microsoft Excel. Ujeedaduna waxay tahay in aad barato sida computerka wax loogu xisaabsho. Sida qaacidooyinka kala duwan loo isticmaalo, asaaska excelka iyo xisaabaad balaaran sida mushaarka , gradeka iwm ah sida loogu xisaabsho
irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.
No reviews found
0m Hours video
25 Lesson
Full lifetime access
Access on mobile and TV
Certificate of completion