Entreprneurship & Startup MasterClass - Hal-abuur & Ganacsi Bilaabis

0 ( 0.00 )
0m
0 Lesson

πŸ“Œ Ma dooneysaa inaad bilowdo ganacsi? Ama aad horumariso kan aad hadda waddo? Dunida maanta guusha laguma gaaro keliya dadaal β€” waxaa lagu gaaraa aqoon, hab, iyo qorshe sax ah.

Description

    πŸ“Œ Ma dooneysaa inaad bilowdo ganacsi? Ama aad horumariso kan aad hadda waddo?
    Dunida maanta guusha laguma gaaro keliya dadaal β€” waxaa lagu gaaraa aqoon, hab, iyo qorshe sax ah.
    Awoowayaasheen ganacsigooda waxa ay ku dhisi jireen waayo-aragnimo, maanta aduunku waa casri oo hal-abuur & aqoon xirfadeed ayaa ganacsiga kaliya badbaadin kara.
    Daraasaduhu waxay sheegayaan in 75%–85% ganacsiyada cusub ee Africa laga furo ay fashilmaan.
    Badbaadada dhabta ahi waxay ku jirtaa 15%–25% oo keliya – kuwa aqoonta & fahamka leh.

    πŸŽ“ Entreprneurship & Startup MasterClass (Hal-abuur & Ganacsi Bilaabid)
    Waxaan kuu diyaarinay MasterClass gaar ah oo aan ku bari doono:
    πŸ”₯ 10ka Cutub (Chapters) ee aad baran doonto:
    1. Idea Generation (Sida fikrad loo helo & loo qiimeeyo)
    2. Market Research & Problem Validation
    3. Business Model & Value Proposition
    4. Product/Service Design & Testing (MVP Development)
    5. Branding & Positioning
    6. Marketing Strategy & Customer Acquisition
    7. Business Operations & Systems
    8. Financial Planning & Startup Budgeting
    9. Risk Management & Growth Strategy
    10. Launching Your Startup + The First 90 Days Plan

    πŸ“˜ Waxa aad heli doonto koorsadan gudaheeda:
    βœ… 10 Cutub oo dhamaystiran
    βœ… Book Free ah oo koorsada la socda
    βœ… Templates & Tools aad ku bilaabi karto ganacsigaaga
    βœ… Fursad aad ku waydiin karto su’aalahaaga
    βœ… Hagidda saxda ah ee ganacsiga cusub lagu bilaabo
    Aniga oo ah Prof. Abyad, waxaan ka soo shaqeeyay shirkadaha ugu waaweyn dalka, jaamacado, machado, iyo mashruucyo hal-abuur oo guuleystay. Waxaan go’aansaday in 1,000 qof aan baro sida loo bilaabo ganacsi shaqeeya β€” adigana waxaan rabnaa inaad ka mid noqoto!

    πŸš€ Maxay muhiim u tahay koorsadani?
    β€’ Waxay kaa caawinaysaa inaad ka baxdo khaladaadka ay dadka badankood sameeyaan.
    β€’ Waxay kuu beddeli doontaa fikradaada ganacsi shaqeeya oo guuleysta.
    β€’ Haddii ganacsigaagu jiro, waxay ku siinaysaa qaab iyo nidaam aad ku horumariso.
    β€’ Waxay kuu diyaarinaysaa waddada maalgelin, koboc iyo suq-galka.

    πŸ”₯ Sida aad isku diiwaangelin karto:
    Wax kaliya oo aad u baahan tahay waa in aad xubin sanadle ah ka noqoto Xirfadkaab Institute adoo booqanaya:
    πŸ‘‰ Xirfadkaab.com
    Ama si sahlan nagala soo xiriir si aan kuula fududayno diiwaangelinta.

    πŸ“© WhatsApp-ka +252905735383

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

No Curriculum Found

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

0 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img