English Level 1 Course

0 ( 0.00 )
0m
32 Lesson

English Level 1: Coursedan waa mid ka koobaad si aad u bilowdid safarkaaga barashada Luuqada Englishka, kana mid ah lix koorso oo Diplomada Englishka ah. Waxaana loo diyaarshay qaab itus oo itaabsii ah.

Course Curriculum

  • Welcome to the intensive 6 months diploma course
  • Tell me about your self
  • Why study English Diploma
  • Audiences are more forgiving
  • Who is eligible
  • How to get most out of this program
  • Alphabets and Words
  • Singular and Plural Demonstratives
  • Days of the weeb and months of the year
  • Simple greeting
  • short conversation
  • Dialog 2 and 3 plus practice
  • Singular and plural nouns
  • Dialog 4 and 5 plus practice.
  • There is and there are
  • Dialog 6 and 7
  • Some parts of human body
  • Some parts of human body contin
  • Practice Rules
  • Practice 1 and 2
  • Practice 3 and 4
  • Practice 5 and 6
  • Practice 7 and 8
  • Practice 9 and 10
  • Practice 11
  • Personal pronouns
  • Verb to be
  • Articles
  • Formal and information introductions
  • Present continuous tense
  • Your passport please.
  • Spain and England conflict

Description

    English Level 1

    Marka aad doonaysid in aad yagleeshid mihnadii ama xirfadii aad ku shaqaysan lahayd sida in aad noqotid Dhakhtar, Injineer, Maamule, Xisaabiye, Programmer ama wariye iwm Waxay u badantahay inaad dareemtid in wax kaa hor istaaganyihiin ama wax ku diidanyihiin si aad u noqotid khabiir ku xeel dheer cilmigaas gaarka ah

    Anaga oo ka duulayna baahida joogtada ee loo qabbo Luuqada Englishka ah waa sababta aan u samaynay Diplomadan dhamaystiran oo ardaygu si rasmi ah oogu baranayo luuqada Englishka ah. Barnaamijkan oo ka kooban saddex heer oo iskabaya midba midka kale.

    Ujeedada Barnaamijkan

    • Saddexda heer (level) ee aan u qeybinay barnaamijkan kan waa kii koobaad
    • Barnaamijkan wuxuu kobcin doonaa afayn doonaa aqoontaada luuqada
    • Mudadu waa saddex billood arday walba oo Soomaaliyeed baa ka faa’idaysan kara.
    • Heerkan koobaad waxaa lagaa dhisi doonaa 4ta dhinac ee luuqada
    • Waxaad awood u yeelan doontaa in aad luuqada ku hadashid waxna ku fahantid
    • Waxaad kasoo baran doontaa hab online ah magaala kasta ama meel kasta.

     

    Yaa ka faa’idaysan kara

    •  
      • Qofkasta oo doonaya in uu horumariyo aqoontiisa Luuqada Englishka ah
      • Ardada doonaysa in ay wax ku bartaan Luuqada Englishka sida galaaska 12aad iyo ardada jaamacadaha dhigta ama dhameeyay
      • Qofkasta oo doonaya in uu luuqada Englishka ah barto si uu nolol maalmeedkiisa uugu dhacsan karo


     

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • Welcome to the intensive 6 months diploma course
  • Tell me about your self
  • Why study English Diploma
  • Audiences are more forgiving
  • Who is eligible
  • How to get most out of this program
  • Alphabets and Words
  • Singular and Plural Demonstratives
  • Days of the weeb and months of the year
  • Simple greeting
  • short conversation
  • Dialog 2 and 3 plus practice
  • Singular and plural nouns
  • Dialog 4 and 5 plus practice.
  • There is and there are
  • Dialog 6 and 7
  • Some parts of human body
  • Some parts of human body contin
  • Practice Rules
  • Practice 1 and 2
  • Practice 3 and 4
  • Practice 5 and 6
  • Practice 7 and 8
  • Practice 9 and 10
  • Practice 11
  • Personal pronouns
  • Verb to be
  • Articles
  • Formal and information introductions
  • Present continuous tense
  • Your passport please.
  • Spain and England conflict

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

32 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img