CV writing and cover letter Masterclass

0 ( 0.00 )
0m
16 Lesson

CV writing and cover letter Masterclass Course. Maanta xiliga la joogo marka aad baratid cilmigii ama xirafadii aad ku shaqo geli lahayd sida ay taas muhiim u tahay waxaa muhiim u ah in aad baratid qaabkii aad shaqo u raadsan lahayd.

Course Curriculum

  • farqiga u dhaxeeya resume iyo cv
  • itus oo i taabsii
  • hordhac cv
  • muhiimada cover letter
  • muhiimada cover letter
  • muxuu ka koobanyahay cv
  • muxuu ka kooban yahay cover letter
  • noocyada resume ama cv
  • dooro cv template
  • contact information
  • objective summary
  • experience
  • education
  • skills and reference
  • cover letter
  • gunaanad

Description

    CV writing and cover letter Masterclass Course. Maanta xiliga la joogo marka aad baratid cilmigii ama xirafadii aad ku shaqo geli lahayd sida ay taas muhiim u tahay waxaa muhiim u ah in aad baratid qaabkii aad shaqo u raadsan lahayd. Koorsadan waxaad ku baran doontaa qodob aad muhiim u ah oo ah sida CV iyo Cover letter loo diyaarsado, meelaha la iska eego iyo meelaha wax laga raadsado iyo khidado intaas ka sii baxsan.

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • farqiga u dhaxeeya resume iyo cv
  • itus oo i taabsii
  • hordhac cv
  • muhiimada cover letter
  • muhiimada cover letter
  • muxuu ka koobanyahay cv
  • muxuu ka kooban yahay cover letter
  • noocyada resume ama cv
  • dooro cv template
  • contact information
  • objective summary
  • experience
  • education
  • skills and reference
  • cover letter
  • gunaanad

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

16 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img