CSS

0 ( 0.00 )
0m
11 Lesson

Koorsadan waxaad ku baran doontaa CSS oo gaciisa dhamaystiran yahay Cascading Style Sheets.  CSS waxaa loo isticmaalaa in websiteka lagu nashqadeeyo laguna qurxiyo.

Course Curriculum

  • CSS-INTRO
  • CSS syntex
  • CC SELECTOR
  • CSS COLORS
  • CSS BORDERS
  • CSS FONTS
  • CSS heigh width
  • CSS margin padding
  • CSS navbar $ links styling
  • CSS Possitions
  • Assigment2

Description

    CSS

    Koorsadan waxaad ku baran doontaa CSS oo gaciisa dhamaystiran yahay Cascading Style Sheets.  CSS waxaa loo isticmaalaa in websiteka lagu nashqadeeyo laguna qurxiyo. Marka ugu horaysa ee webka qaab dhismeedkiisa lagu sameeyo HTML waxaan u baahanahay in aan ka dhigno mid soo jiidasho leh sidaas ayaana oogu baahanahay in aaan isticmaalno CSSka waana talabaada labaad.

    • Waxaad noqon doontaa mid si fudud uwada adeegsada CSSka iyo HTMLka
    • Waxaad naqshadaynta doontaa tusaale project rasmi ah adoo adeegsanaya CSSka
    • Waxaad fahmi doontaa modern css3
    • Waxaad webkaada ka dhigi doontaa mid indhaha soo jiidan kara

    Waxay koorsadan kaa anfici doontaa in aad sii wadatid mihnadaada web developmentga ah adiga oo xirfadahaada isku wada adeegsan doona si aad u noqotid web app developer

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • CSS-INTRO
  • CSS syntex
  • CC SELECTOR
  • CSS COLORS
  • CSS BORDERS
  • CSS FONTS
  • CSS heigh width
  • CSS margin padding
  • CSS navbar $ links styling
  • CSS Possitions
  • Assigment2

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

11 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img