CompTIA A+ 220-1002 Core 2 waa koorso dhamaystiran oo aad ku baranaysid inta badan si loo noqdo IT support ama caawiye dhanka Computerka ah oo xaliya ciladaha kala duwan ee computerka Software ahaan u qabsan kara.
Course Curriculum
Comptia intro
Building our lab
32 bit vs 64bit
Troubleshouting
Operating system
Review questions
Operating system types
installing and config windows
Windows 7
Windows 8 and 1
Windows 10
Macos
Ubuntu
Setting up Ubuntu part 2
Installing Windows 7
Post installation tasks
Workgroup and domain
Driver installation
Burning image to flash
Section 4 Hard drive management
Hard drive partitions
Disk management
Review questions
Mirror spanned and striped
Mirror spanned and striped practical
Windows file systems
Non window file systems
Automated installation and network
Ntfs fat exfat practical
FAT to NTFS
Diskpart
Disk letters and storage spaces
Description
CompTIA A+ 220-1002 Core 2 waa koorso dhamaystiran oo aad ku baranaysid inta badan si loo noqdo IT support ama caawiye dhanka Computerka ah oo xaliya ciladaha kala duwan ee computerka Software ahaan u qabsan kara. Sidoo kale waxay leedahay imtixaan caalami ah oo marka aad dhamaysatid koorsadan ay kuu fududaanayso in aad si fudud oogu baastid.
Koorsadan waa mid loo soo abaabulay qaab practical ah adiga oo fursad u heli doona in macalinka si dhamaystiran oola samaysid casharada. Xirfada aad baratid waxaad si rasmi ah oogu tijaabin kartaa shaqadaada. Ujeedada ugu weyn koorsadan waa in ay kaa dhigto qof dhamaystiran oo ah IT Technician ama farsama yaqaan dhanka ITga ah.
Qeybka kamid ah Dhinacyada guud ee aan practicalkooda arki doono: