Communication & Professional Writing Skills

0 ( 0.00 )
0m
10 Lesson

Maadadan waxay ardayda ka caawinaysaa in uu si professional ah wax u qoro, fahmo englishka ganacsiga, xiriirka shirkadaha iyo ganacsiyada iyo ngoyada.

What You will Learn From This course

    Ardaygu wuxuu awoodi doonaa inuu:

    Qoro qoraallo si cad, sax ah, oo leh ujeeddo qeexan.

    Si habboon u adeegsado erayada iyo qaab-dhismeedka Ingiriisiga ganacsiga.

    Horumariyo maqaalada (essays) leh dood iyo socod fikir oo habeysan.

    Habbeeyo iimaylo ganacsi iyo qoraallo kale oo xirfadeed.

    Adeegsado cod/joogto (tone) ku habboon xaaladaha kala duwan ee xirfadeed.

    Tafatiro oo sax qoraalka si uu u noqdo mid naxwe ahaaneed sax ah, mid is-waafaqsan, kuna leh saameyn.

Course Curriculum

  • Introduction
  • Enhances Understanding)
  • Saves Time
  • Builds Credibility
  • Encourages Engagement_AND Reduces_Errors
  • Introduction
  • Importance of Business English
  • The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts1
  • The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts2
  • Strategies_for_Improvement_in_Business_English

Description

    Maadadan waxay ardayda ka caawinaysaa in uu si professional ah wax u qoro, fahmo englishka ganacsiga, xiriirka shirkadaha iyo ganacsiyada iyo ngoyada. Wuxu sidoo kale ardaygu baran doonaa sida curusyada loogu qoro English languageka. Waxayna fure u noqon doontaa in aad suuqa shaqada fahankaaga luuqada sareeyo. Englishkana aad ku barato.

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

Course Curriculum

  • Introduction
  • Enhances Understanding)
  • Saves Time
  • Builds Credibility
  • Encourages Engagement_AND Reduces_Errors
  • Introduction
  • Importance of Business English
  • The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts1
  • The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts2
  • Strategies_for_Improvement_in_Business_English

Instructor Profile

irfadKaab waa kuleej caalami ah oo bixiya tababaro iyo Diploomooyin ku saabsan farsamooyinka Tiknoolajiyada, Luuqadaha, Maamulka iyo Ganacsiga . Doorashada xirfad shaqo iyo horumarinta noloshaada waa yoolka yaga koobaad. Macalimiinta Xirfadkaab College, waa kuwa takhasus u leh barnaamijyada ay bixinayaan. isla markaasna diyaar u ah in ay markasta sii hormariyaaan barnaamijyada waxbarasho.

Reviews

No reviews found

This course includes:

0m Hours video

10 Lesson

Full lifetime access

Access on mobile and TV

Certificate of completion

img