Windows Server 2019 Administration
Koorsadaan waxaad si rasmi ah oogu baran doontaa Windows Server. Versionka khaas ahaan 2019 iyadoo ardaygu ku practice garayn karo 2022 hadii uu baahdo.
About this course

Koorsadaan waxaad si rasmi ah oogu baran doontaa Windows Server. Versionka khaas ahaan 2019 iyadoo ardaygu ku practice garayn karo 2022 hadii uu baahdo. Windows Serverka waxaa lagu shubaa Serverada shirkadaha waana kuwa ugu caansan isaga iyo Linuxku. Sidaas daraadeed hadii aad doonaysid in aad noqotid System Administrator waxaa qasab kugu ah in aad aqoon fiican u leedahay. Windows Serverku kaliya system administratorka gaar ooma ahan ee sidoo kale Network Engineer hadaad rabtid in aad noqotid iyadana waa ku qasbantahay si aad aqoontaada u kabtid.

Waxyaabaha aan ku baran doono qeyb kamid ah Eebe idinkii.

Fahanka isticmaalka guud ee Windows Server

Isticmaalka PowerShellka

Sida loo sameeyo ama loogu shaqeeyo Active Directory Domain Services

Sida loogu shaqeeyo Group Policy

Fahanka Guud ee DHCP iyo ku shaqayntiisa

Windows Server Securityga hirgelintiisa

Diyaarinta Additional Domain Controller

La socoshada xaalada Serverka

iyo Casharo kale

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content
- Windows server
- How to download windows 10
- Installing windows server
- Important Reminder
- Features of windows server
- Windows server requirements
- Windows server section 3
- Windows Server section 4
- Windows Server section 5
- Windows server section 6
- Windows server section 7
- Important Reminder
- Windows server section 8
- Windows server section 9
- Windows server section 10
- Install and Configure DHCP Server Windows Server