All courses

Windows 10 Essentials

Windows 10 Essentials: Hada waqtiga la joogo Windows waa operating systemka ugu caansan aduunka marka la joogo Desktop Computerska, Taas ayaana ka dhigaysa in qofkasta uu barto.

3 modules · 15 lessons

About this course

Qeexida Koorsada

Windows 10 waaa nooc kamid ah  operating system kaas oo aan si joogta ah oola falgalno una isticmaalo. Hada waqtiga la joogo Windows waa operating systemka ugu caansan aduunka marka la joogo Desktop Computerska, Taas ayaana ka dhigaysa in qofkasta uu barto. Dadka ITga ka shaqeeyo iyagu kuma sii jiraan oo waxaaba laga doonaya in ay sifiican u yaqaanaan maadama ay ciladihiisa looga baahnaano karo in ay xaliyaan.

Inkasta oo uu hada soo baxay Windows 11. Hadana sidaas oo ay tahay Windows 10ka ayay inta badan isticmaalaan shirkaduhu. Wuxuu leeyahay features dheeri ah sida  voice commands, security features, iyo  applications ku dhisan.

Yaa ka faa’idaysan kara koorsadan?

Qofkasta oo doonaya in uu barto Windows 10

Qof ku cusub Windows 10

Qof isticmaali jiray versionskii hore oo raba in uu ugudbo versionkan

Shirkad tababaraysa shaqaalaheeda

Qofk aqoon hore u lahaa windowska ama qof kuba cusub

Qof raadinaya in uu barto farsamo cusub oo Windows ku saabsan

Qofka dhigta jaamacada sida kuliyada ICTga ama kuliyad kaleba

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content

1. Welcome to Windows · 5 lessons
• windows intro
• Editions of Windows
• Important reminder
• Your first Windows
• Windows basics
2. Working with Windows · 4 lessons
• Application interaction
• Working with folders
• More into folders
• Quick access and shortcuts
3. Other Sections · 6 lessons
• Windows 10 section 5
• windows 10 Section 6
• Windows 10 Section 7
• Windows 10 Section 8 Accounts
• Windows 10 section 9 Emails
• Windows 10 section 10 Advanced tools