Python Programming
Koorsadan waa si gaar ah oogu baran doonta Luuqada Python ka, waana mid ka mid ah kuwa ugu caansan ee loo isticmaalo web developmentga, scriptingka iyo data science ka.
About this course

Python Programming One

Koorsadan waa si gaar ah oogu baran doonta Luuqada Python ka, waana mid ka mid ah kuwa ugu caansan ee loo isticmaalo web developmentga, scriptingka iyo data science ka. Koorsadan waxay qeyb ka tahay taxanaha ama takhasuska Software Developmentga ee Xirfadkaab oo loogu talagalay in ardayga loogu diyaarsho shaqo developmentga la xiriirta.

Maxaad ku baran doontaa

Waxaad si gaar ah u baran doontaa Featureska luuqada Pythonka

Sida Pythonka loogu diyaarsado computerkaada.

Waxaad awood u yeelan doontaa in aad barnaamijkaadii ugu horeeyay ku qortid Python

Waxaad fahmi doontaa Operatorska iyo noocyada xogta ee kala duwan

Waxbaad ka fahmi doontaa Object oriented programmingka

Waxad ku diyaarin doontaa functions python

Waxaad diyaarin doontaa lopps iyo conditional statements

Waxaad ku qori doontaa project real life ah adoo isticmaalaya Frameworkyada ugu caansan.

Course content
- welcome to the course
- setting up the environment
- Variables
- inputs and comments
- Strings
- Arithmetic Operators
- Ifstatements
- Comparison Operators
- Culays Badale
- Whileloops
- For loops
- Lists
- Tuples
- Dictionaries
- Functions
- Classes
- Inheritance