All courses

Public Speaking

๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐ : Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka.

5 modules ยท 25 lessons

About this course

๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐

Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka. Koorsadan waxaad ku baran doontaa sidii aad fariintaada u gudbin lahayd, khidadaha aad isticmaali lahayd, qorshaynta soo jeedintaada, qiimaynta dadkaad la hadlaysid iyo abaabulida khayraadka aad haysatid. Waxaad Eebe idinkii ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad dadka wax oogu gudbiso.

Qeybaha aad ku baran doontid waxaa kamid ah:-
Model 1: Horudhaca Public Speaking
Model 2: Qiimaynta dhagaystayaashaada.
Model 3: Diyaarinta iyo qorshaynta mowduucaada.
Model 4: Agabkii ku taageeri lahaa
Model 5: Qeybaha Hadalka iwm ah.

Course content

1. Part 1: Introduction to public speaking ยท 5 lessons
• What is public speaking
• Ethics in public speaking
• Principles of public speaking
• Tips of Public speaking
• Ethical obligation of public speaking
2. Part 2: Audience ยท 5 lessons
• Audience analaysis
• Factors consider Audience analysis
• Types of audience analysis
• Gathering information about your audience
• Adapting audience
3. Part 3: Researching your topic ยท 5 lessons
• Researching your topic
• Audience expect continue
• preparing for search
• Gathering information
• Evaluating Information
4. Part 4: Supporting material ยท 5 lessons
• Supporting material
• Why supporting material needed
• supporting material
• Attention factors and supporting material
• Attention factors
5. Part 5: Function of introduction ยท 5 lessons
• Function of introduction
• Attention getting strategic
• prepare introduction
• Function of conclusion
• composing of conclusion