PowerPoint 365 Master Presentation
Microsoft PowerPoint waa software ama barnaamij muhiimad gaar ah leh kaas oo loogu talagalay in wax lagu soo jeediyo. Tusaale marka aad doonaysid in aad soo jeedisid: warbixin, cilmibaaris, tababar, mashruuc, shaqo, sharaxaad iwm.
About this course

Microsoft PowerPoint waa software ama barnaamij muhiimad gaar ah leh kaas oo loogu talagalay in wax lagu soo jeediyo. Tusaale marka aad doonaysid in aad soo jeedisid: warbixin, cilmibaaris, tababar, mashruuc, shaqo, sharaxaad iwm. Softwarekaan ma ahan mid aad gaar oogu shubanaysid computerkaada ee sida caadiga ah wuxuu la socdaa Office ka oo markaad ku shubatid ayuu isna ku shubmi doonaa isaga iyo kuwa kale sida Word iyo Excel. Waxaa loo yaqaan softwaredan gaarka ah Productivity Tools/Software. Barnaamijkan wuxuu caan ku yahay isticmaalida Slideska si fariinta lasoo gudbinayo u noqoto mid soo jiidasho leh.

Waxyaabaha aan ku baran doono qeyb un kamid ah

Barashada waxyaabaha aas-aasiga u ah PowerPoint

Sida loo dhiso PowerPoint Presentations

Sida loo hagaajiyo PowerPoint Presentationkaada adoo isticmaalaya qeybaha kala duwan ee Graphics

Isticmaalida Transitions, Animations iwm ah

Wax ka badalida qoraalada iwm ah

Iyo in aad awood buuxda u yeelato in aad barnaamijka si dhamaystiran oogu soo jeedisid PowerPoint

Versionka aad kula samayn kartid koorsadan waa Microsoft Offic 2019 iyo wixii ka danbeeyay ama 2021 ama Office 365 oo ay koorsadeenu ku salaysantahay dhamaantood waa isku natiijo.

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content
- Introduction
- About Presentation
- Working with PowerPoint
- Quick Access Toolbar
- Notes
- Working with templates
- Working with new slides
- Saving your work