PHP with Laravel
Waa maxay coursedan PHP Advanced Course with Laravel: PHP gu waa mid kamid ah luuqadaha ugu caansan aduunka oo mid ah luuqadaha programming languageka ah.
About this course

PHP Advanced Course

Waa maxay coursedan PHP Advanced: PHP gu waa mid kamid ah luuqadaha ugu caansan aduunka oo mid ah luuqadaha programming languageka ah. Web applicationska ama websiteyada ugu badan aduunka waxay ku diyaarsanyihiin PHP, waxaana ka mid ah web applicationska lagu sameeyay PHP kuwaan ah kuwa caan ah: Facebookg markii hore sidaas lagu bilaabay waxaana hada kamid ah: Wikipedia, Vimeo, Etsy, Mailchimp, Yahoo, WordPress, Flickr, and Magento

PHPga hada websiteyada aduunka saaran in ka badan 70% waxaa lagu diyaarshay qeyb ahaan PHP. Waxaan iska fudud in shaqo aad heshid marka uu qofku khabiir ku noqdo luuqadan. Waana sababta aan u baranayno PHPga hada.

Waxyaabaha aad koorsadan ku baran doontid waxaa kamid ah:

Waxaad baran doontaa aas-aaska PHPga oo dhan sida variables, if/else, operators, boolean logic, functions, arrays, objects, loops, strings, iyo casharo dheeri ah.

In aynu samayno projectyo kala duwan si aad u dhistid aqoonta dhanka PHPgaka ah. waxaad sidoo kale baran doontaa frameworkga Laravel adoo projectyo la samaynaya.

Waxaad baran doontaa PHP 8 +

Course content
- laravel intro
- laravel intro
- settingUp Enviroments
- opening projects
- MVC MODEL
- basic route
- passing data into route
- laravel loops
- basic blades
- laravel layouts
- query parameter
- route parameter
- controller
- creating database
- tables migrations
- more command of migrations
- Eloquent models
- assignment two
- single data retreival
- web forms