Master Microsoft Word
Koorsadan waxaad si rasmi ah oogu baran doontaa Eebe idinkii Microsoft Word oo ah barnaamijka ugu caansan ee lagu qorto warqadaha/aarjida/Documents ama Buugta. Waxaa lagaaga bilaabi doonaa bar bilow ilaa aad ka gaaraysid meel wanaagsan.
About this course

Koorsadan waxaad si rasmi ah oogu baran doontaa Eebe idinkii Microsoft Word oo ah barnaamijka ugu caansan ee lagu qorto warqadaha/aarjida/Documents ama Buugta. Waxaa lagaaga bilaabi doonaa bar bilow ilaa aad ka gaaraysid meel wanaagsan.

Versionka aad kula samayn kartid koorsadan waa Microsoft Offic 2019 iyo wixii ka danbeeyay ama 2021 ama Office 365 oo ay koorsadeenu ku salaysantahay dhamaantood waa isku natiijo.

Markaad dhamaysatid koorsadan waxaad awood u yeelan doontaa in aad si dhamaystiran u isticmaali kartid Microsoft Word khaas ahaan versionkii ugu danbeeyay. Waxaadna heli doontaa kalsooni kugu filan oo aad ku shaqayn kartid. Halkan waxaan kugula wadaagin qeyb un kamid ah waxyaabaha aad baran doontid.

Sida loo abuuro document casri

Isticmaalka Formatting iyo wax ka badalid stylke documentga

U diyaarin documentga in aad daabaci kartid

Ku shaqeynta Documentyada iyo wax ka badalida si dhamaystiran

Maamulida documentyo badan

Ka shaqeynta Pageyada iyo Section Breaks

Maamulidada Page Orientation

Diyaarin iyo naqshaynta Tablke

Ku shaqaynta Tabs iyo Alighntmenyada

Soo gelinta sawirada iyo xogta kale

Isticmaalida iyo diyaarinta Template

Xafidashada Documentgaada

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content
- Using Ruler and Status
- Working with Word
- Microsoft Word Overview
- The Backstage Area
- Building your document
- Linespacing and Hidden chars
- Document opening
- Navigating your document
- Working with goto replace and find
- Editing your document
- Grammar and auto
- Selection is crucial
- Working CCP
- Formatting
- Format Painter
- Working with numbers
- Working with bullets
- Alignment
- Working with indent
- Managing lists
- Styles
- Table Overview
- Table Creation
- Adding title rows and column
- Table formatting
- Borders and shading
- Drawing a table
- Quick tables
- Converting text to a table
- Working with formula
- Graphics
- Page Breaks
- Columns
- Watermark
- Header and footer and page number
- Sections into
- Creating sections
- Event and odd sections
- Page setup
- Auto text
- Spelling and theas
- Comments and print
- Protecting your document