Kali Linux Essential
Marka aad doonaysid in aad baratid cilmiga Cyber Securityga. Toolka kuugu muhiimsan ee aad isticmaalaysid waa operating system loo yaqaan Linux. Anaga oo si gaar ah u dooran doono Kali Linux.
About this course

Marka aad doonaysid in aad baratid cilmiga Cyber Securityga. Toolka kuugu muhiimsan ee aad isticmaalaysid waa operating system loo yaqaan Linux. Anaga oo si gaar ah u dooran doono Kali Linux maadama uu yahay midka ugu caansan ee ay isticmaalaan kuwa hackers (weerarka sameeya) iyo difaacayaasha (Defense).

Ma doonaysaa hadaba in aad baratid Kali Linux si aad usii hormarisid mihnadaada dhanka Cyber Securityga? Ma ku wareertaa Commandska marka la isticmaalayo? Hadaba koorsadan waa mid loogu talagalay in lagu haqab tiro baahiyaha aas-aasiga ah ee ardayga. Muhiimada koorsadan waa in aad baratid wax kasta oo aad u baahantahay si aad u isticmaashid Kali Linux.

Yaa loogu talagalay

Qof aan aqoon hore u lahayn haduu rabo Linuxka oo doonaya in uu barto Kali Linux

Qof fahan ka haysta aas-aasiga ethical hackingka oo doonaya in uu barto toolkan muhiimka ah

Fadlan xasuusnow hadii aadan dhigan Fundamentals of Cyber Securitgy way ku jirtaa webka marka kasoo bilow iyada.

Qofkasta oo doonaya in uu systemyo jabsado isaga oo isticmaalaya Kali Linux. (MUHIIM: waxaa waajib ah in aad fasax u haysatid markaad galaysid systemyo kale. Lamana ogollo in wax aad fasax u haysid aad samaysid taas oo aad maxkamad ku mudan kartid.)

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content
- Kali Linux Setup
- welcome to kali
- Downloading kali ama vmware
- Installing vmware
- kali linux prepration
- Kali Linux installation
- Kali first look
- Basic commands
- Packages update and cat and more
- Environment copy and move
- Linux file system
- compound commands
- Network and help