All courses

JavaScript

Koorsadan waxaad ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad u bilowdid JavaScript .

2 modules · 11 lessons

About this course

JavaScript Course oo la sharaxay

Koorsadan waxaad ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad u bilowdid JavaScript .

JavaScript waa  luuqad ka mid ah kuwa programming languageka loo yaqaano, waxaana badanaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo websiteyada ama web applicationska, si loogu daro dyanamic interactions boggaga. Sidoo kale waxaa lagu samayn applicationska, mobile appska iyo xitaa in lagu sameeyo gamamka.

JavaScript waxaa loo isticmaali karaa Front End oo caan ku tahay iyo sidoo kale in BackEnd labadaba.

Koorsdan maxaan ku qaban doonaa

In aad fahantid aas-aasiga JavaSCriptga

In aad baratid ariables, if/else, operators, boolean logic, functions, arrays, objects, loops, strings,  iyo casharo intaas ka badan inaga oo qaab itus oo i taabsii ah u samayn doona.

Waxaan samayn doonaa projectyo koo kooban inaga oo adeegsan doona JavaScript.

Waxaadna awood u yeelan doontaa in JavaScript ku darsato xirfadaada Web Apps samaynta.

Course content

1. Part 1: JavaScript Start Here · 6 lessons
• INTRODUCTION
• environment setup
• SCRIPT TAGA
• DISPLAY POSIBILITY
• JS REFERENCING
• project
2. Part 2: Javascript Basic blocks · 5 lessons
• javaScript syntax
• javaScript variable
• variable practical
• data types
• AddToCart Practical