All courses

IT Essentials ITF+

Koorsada IT Essentials waa mid muhiimad gaar ah leh. waxana halka laga bilaabo barashada culuumta cilmiga Information Technology.

4 modules · 38 lessons

About this course

IT Fundamentals

Koorsada IT Essentials waa mid muhiimad gaar ah leh. waxayna qeyb ka tahay Diplomada Practicalka ah ee aan ku baran doono cilmiga Information Technology. Koorsadan waxay noqon doontaa 8da koorsada ee aan ku baran doono cilmiga Information Technology Diplomada ah mid kamid ah.

Marka laga tago in koorsadaan ay kamid tahay diploomadeena hadana waxay leedahay imtixaan caalami ah oo aad gali kartid lana dhaho CompTIA ITF+; waana koorsada koobaad ama shahaadada koobaad ee ay tahay qofkasta oo galaya mihnada ITga in uu dhigto ama qaato. Waxaad ku baran doontaa aas-aaska ITga, marka aad dhamaysid waxaad fahan fiican ka qaadan doontaa:

Maxaad ku baran doontaa koorsadan

IT CONCEPTS & TERMINOLOGY:

INFRASTRUCTURE

APPLICATIONS & SOFTWARE

SOFTWARE DEVELOPMENT

DATABASE FUNDAMENTALS

SECURITY

Yaa ka faa’idaysan kara ITF+?

Ardada doonaysa in ay cilmiga ITga mihnad ka dhigtaan

Dadka ka shaqeeya ITga ee raba inay fahan guud ka helaan cilmigan.

Dadka ka shaqeeya suuqgeynta, iibgaynta ama maamulka iyo maaraynta ee ka shaqeeya shirkadaha dhanka ITga

Sidee ooga faa’idi doontaa ITF+?

Waqtigii hore waxaa la yaab ahayd in la hello qof computer ama labtop wata, shirkada ku shaqeynaysana iskaba daa. Maanta waqtiga la joogo waxaad arkaysa in tiknoolajiyadu ay la falgashay nolosheena, waxkasta oo aan samaynayno waxaa jira tiknoolajiyada inoo fududayn karta. Marba marka ka danbaysa waxaa loo baahnaanayaa dadka khibrad iyo aqoon uleh cilmiga Information Technology.

Course content

1. Section 1: Welcome to IT Essential · 16 lessons
• Welcome to IT Essentials
• How to get most out of this course
• Computer Literacy
• Parts of the computer
• Functionalities of a computer
• Advantages of a computer
• Disadvantages of a computer
• Computer Types
• Core Hardware
• Motherboards
• form factors chipsets and sockets
• Controller and connectors
• BIOS and CMOS
• Backpanel and frontpanel
• Processor
• Memory
2. Section 2: peripherals and connectors · 11 lessons
• peripherals and connectors explained
• Audio connectors
• Display devices
• Video connectors
• Display setting
• Printers
• Keyboard is your friend
• Input devices
• Setting up your first computer
• Language setting
• External storage
3. Section 3: Operating systems · 6 lessons
• Operating systems
• OS Fundamentals
• The Early days
• Modern OS
• Basic functions of OS
• Multithreading and more
4. Section 4: Software Applications · 5 lessons
• Software Applications
• Software architecture
• Considerations
• Windows update and drivers
• File Extensions