HTML 5 2024
Koorsadan waxay bilow u tahay barashada Web Developmentga, waana meesha koobaad ee ay tahay in aad ka bilowdid. HTML 5 ayaan si gaar ah oogu baran doonaa oo ah noocii oogu danbeeyay ee HTML ka.
About this course

Qeexida Koorsada

Koorsadan waxay bilow u tahay barashada Web Developmentga, waana meesha koobaad ee ay tahay in aad ka bilowdid. HTML 5 ayaan si gaar ah oogu baran doonaa oo ah noocii oogu danbeeyay ee HTML ka.

HTML waxay u taagantahay Hyper Text Markup Language, waxaana lagu diyaarshaa qaab dhismeedka webka bogagiisa kala duwan. Sida aad la socotid websiteku wuxuu ka koobanyahay bogag kala duwan sida boga Home, boga About, boga Contact US, dhamaan bogagaas ama kuwa lamid ah qaab dhismeedkooda waxaa lagu diyaarshaa HTML.

Yaa ka faa’idaysan kara koorsadan?

Qofkasta oo doonaya in uu barto HTML 5 iyo wixi ka danbeeyay

Qofkasta oo doonaya in uu bilaabo mihnad dhanka Web Developmentga ah

Qof isticmaali jiray versionskii hore oo raba in uu ugudbo versionkan

Shirkad tababaraysa shaqaalaheeda

Qofk aqoon hore u lahaa HTMLka ama qof kuba cusub

Qof raadinaya in uu barto farsamo cusub oo webka ku saabsan

Qofka dhigta jaamacada sida kuliyada ICTga ama kuliyad kaleba

Si aad iskugu diiwaangelisid ku dhufo Get Course oo raac nidaamka. Hadii uu dhib kugu noqdo si fudud WhatsApp: +252907374819 nagala soo xiriir si aan diiwaangelintaada kuula fududayno

Course content
- HTML for Beginners Course
- HTML Overview
- HTML Basic Structure
- HTML tags
- Example of HTML sample web
- Your first HTML web
- Ordered List
- HTML Images
- Forms
- Links
- Tables
- The Project