All courses

Fundamentals of Cyber Security

Koorsadan Horudhaca Cyber Securityga waxaad ku baran doontaa waxyabaaha muhiimka u ah fieldan sida erayda la isticmaalo qeexida fikradaha kala duwan ee la xiriira.

4 modules · 31 lessons

About this course

Sharaxaada Cyber Security

Marka aad doonaysid aad baratid mihnada Cyber Security ama Ethical and Hackingka. marka ugu horaysa waxa aad u baahantahay in aad baratid waxyaabaha aas-aasiga ah u ah. Waa tii horay loo yiri wixii ka khaldama Alifka kama saxmaan Albaqra. Sidaas oo kale ayaad ugu baahantahay waxkasta oo aad baranaysid in aad ka bilowdid meesha saxda ah.

Koorsadan Horudhaca Cyber Securityga waxaad ku baran doontaa waxyabaaha muhiimka u ah fieldan sida erayda la isticmaalo qeexida fikradaha kala duwan ee la xiriira. Fahan weerarada dhanka khadka ka dhaca iyo difaacooda, waxa loo yaqaan threat actors iyo threat feed iyo fakrado kala duwan oo badan. Koorsadan waxay ay fure u noqon doonta in aad si xeel dheer usii baratid cilmiga Cyber Securityga. koorsadana waa midii koobaad

Course content

1. Introduction · 6 lessons
• Introduction
• About cyber security
• Career path
• Cyber security objectives
• Data breach risk
• DAD triad
2. Part 2: threat attacks and vulnerability · 8 lessons
• threat attacks and vulnerability
• Exploring cyber threats
• Classifying cyber security threats
• The hats hackers wear
• Criminal syndicates
• Apt and insiders
• Threat vectors
• Threat vectors
3. Part 3: Malicious code · 8 lessons
• Malicious code
• Keylogger and logic bomb
• Virus
• Files and spyware
• PUPs
• Adversarial AI
• Review questions
• Review Questions Explained
4. Part 4: Social engineering phyiscal and password attacks · 9 lessons
• Social engineering phyiscal and password attacks
• Social engineering
• Phishing
• Credential harvesting
• Website attacks
• Spam
• In person techniques
• Physical attacks
• Cloud vs on permises