All courses

Forex Trading Master Class All in One

Forex Trading Courses (All in One ) oo marka la macneeyo noqonaysaa koorsooyin ku saabsan cilmiga sarifka oo hal meel laguugu soo koobay, waa koorsooyin loo diyaarshay; koobaysana wax kastoo ooga baahantahay suuqan.

7 modules · 40 lessons

About this course

Indha iska tuurida

MUHIIM: In laga shaqeeyo sarifka waa khatar. Waxaad khasaari kartaa qeyb ama hantidaada oo dhan. Hadiiba aad maalgashnaysid fadlan gasho lacag aad ka simri kartid. Baro marko hore nidaamka.

Horudhaca Sarifka Qalaad

Koorsooyinka aan ugu magac darnay Forex Trading Courses (All in One ) oo marka la macneeyo noqonaysaa koorsooyin ku saabsan cilmiga sarifka oo hal meel laguugu soo koobay, waa koorsooyin loo diyaarshay; koobaysana wax kasta oo aad u baahantahay si aad oogu takhasustid suuqan sarifka qalaad u noqotid qof suuqan guul dhaqaale ka gaara; faa’ida
joogta ahna ka hella.

Waxaa jirta qaacido caan ah oo la dhaho 90 90 90 oo ka dhigan in 90% dadka soo galla suuqa sarifka qalaad ee caalamig ah ay 90 ka bari ee ugu horaysa ku waayaan ama ku khasaaraan 90%
hantidooda, xitaa dadka qeybtood ayaa khasaara in kabadan intii ay markii hore suuqa la soo galeen. Arrintan waxay ka dhigantahay in 90% aad hantidaadii oo dhan ku waynaysid 90ka bari ee ugu horeeya; taas oo ka dhigan saddex billood. Waxaan ka dagaalamayno waa in jabkaas kugu dhaco waana sababta aan u diyaarinaykoorsooyin aad u xoog u badan iyo xidhmooyin loogu talagalay in qofka si dhamaystiran loola taliyo loona siiyo garab joogta ah. Koorsooyinka ayaa udiyaarsan in qofka suuqan ku soo biiraya u ku gaari karo faa’idada uu doonayo
waqtiga ugu yar, kana saacidayno dhanka dabakhida cilmiga.

Maxaad ooga baahantahay sarifka qalaad

Waxaad si rasmi ah u fahmi doontaa sida uu suuqan Sarifka Qalaad ee Caalmiga ah (FOREX) u shaqeeyo

Waxaad baran doontaa afar koorso oo mid walba arrimo gaar ah kaa dhisayso

Waxaad heli doontaa hagid toos ah iyada oo uu tababare kula shaqeyn doona kaa war haya

Waxaad xeeldheere ku noqon doontaa sida saddexda kala duwan ee qiimaynta ah loogu sameeyo suuqan (Shaxda, Wararka iyo Dareenka )

Waxaan kula wadaagi doonaa in ka badan 4 qaacido oo kala duwan oo aad mar walba dooran karrtid tii ku cajab galiso oo dhamaantood ay shaqeynayaan.

Waxaad baran doontaa sida loo dhiso anshaxa sarifle nimada

Waxaad baran doontaa sida loo xisaabiyo, maamulo ama loola macmiilo khatarta suuqa FOREXka

Waxaad baran doonta sida aan lacag loo khasaarin adiga oo baranaya sida loo maamulo Cilminafsiga

Yaa ka faa’idaysan kara

Qof walba oo danaynaya xirfad uu ku shaqaysto kagana shaqaysto suuqyada sarifka onlineka ah

Course content

1. Week 1 Forex Foundation · 6 lessons
• Baro sarifka lacagaha (Advanced FOREX full diploma course)
• Welcome to the Forex Masterclass
• Fahan darada Sarifaka What is Forex and Misconceptions
• What is the deal
• What is traded
• Major Currency Pairs
2. WeeK 2 Starting your trading journey · 11 lessons
• Who trades
• Sessions
• Opening your account and mt4
• Knowing your mt4 chart design and order types
• Deciding a broker plus lot calculations
• Waa maxay spread iyo pip
• Understanding Pips
• Balance and Margin
• Lot sizeku muxuu ahaa
• Equity and leverage
• Type of analysis and trading styles
3. Week 3 Technical Trading · 8 lessons
• What it takes to be a successful trader
• Components of successful strategy
• Drawdown
• Compound calculator and web usage
• What is expectancy
• Trends
• Price charts
• News
4. Week 4 Your Trading Strategy · 3 lessons
• Understanding your trading strategy
• Support and resistance
• Backtesting
5. Week 5 Trading Tips and Discipline · 3 lessons
• Trading discipline making plans
• Direct your attention
• Building your trading discipline
6. Week 6 Trading Psychology and Risk Management · 2 lessons
• Trading Psychology and Money management
• Management
7. Week 7 Abyad Gold Trader · 7 lessons
• Abyad Gold Trader 1
• Why gold matters
• Factors that influence GOLD
• Gold and interest rates
• Correlation between gold and usd
• Gold Trader Strategy
• Gold Trader Strategy part 2