Entreprneurship & Startup MasterClass - Hal-abuur & Ganacsi Bilaabis
๐ Ma dooneysaa inaad bilowdo ganacsi? Ama aad horumariso kan aad hadda waddo? Dunida maanta guusha laguma gaaro keliya dadaal โ waxaa lagu gaaraa aqoon, hab, iyo qorshe sax ah.
About this course

๐ Ma dooneysaa inaad bilowdo ganacsi? Ama aad horumariso kan aad hadda waddo?
Dunida maanta guusha laguma gaaro keliya dadaal โ waxaa lagu gaaraa aqoon, hab, iyo qorshe sax ah.
Awoowayaasheen ganacsigooda waxa ay ku dhisi jireen waayo-aragnimo, maanta aduunku waa casri oo hal-abuur & aqoon xirfadeed ayaa ganacsiga kaliya badbaadin kara.
Daraasaduhu waxay sheegayaan in 75%โ85% ganacsiyada cusub ee Africa laga furo ay fashilmaan.
Badbaadada dhabta ahi waxay ku jirtaa 15%โ25% oo keliya โ kuwa aqoonta & fahamka leh.

๐ Entreprneurship & Startup MasterClass (Hal-abuur & Ganacsi Bilaabid)
Waxaan kuu diyaarinay MasterClass gaar ah oo aan ku bari doono:
๐ฅ 10ka Cutub (Chapters) ee aad baran doonto:
1. Idea Generation (Sida fikrad loo helo & loo qiimeeyo)
2. Market Research & Problem Validation
3. Business Model & Value Proposition
4. Product/Service Design & Testing (MVP Development)
5. Branding & Positioning
6. Marketing Strategy & Customer Acquisition
7. Business Operations & Systems
8. Financial Planning & Startup Budgeting
9. Risk Management & Growth Strategy
10. Launching Your Startup + The First 90 Days Plan

๐ Waxa aad heli doonto koorsadan gudaheeda:
โ 10 Cutub oo dhamaystiran
โ Book Free ah oo koorsada la socda
โ Templates & Tools aad ku bilaabi karto ganacsigaaga
โ Fursad aad ku waydiin karto suโaalahaaga
โ Hagidda saxda ah ee ganacsiga cusub lagu bilaabo
Aniga oo ah Prof. Abyad, waxaan ka soo shaqeeyay shirkadaha ugu waaweyn dalka, jaamacado, machado, iyo mashruucyo hal-abuur oo guuleystay. Waxaan goโaansaday in 1,000 qof aan baro sida loo bilaabo ganacsi shaqeeya โ adigana waxaan rabnaa inaad ka mid noqoto!

๐ Maxay muhiim u tahay koorsadani?
โข Waxay kaa caawinaysaa inaad ka baxdo khaladaadka ay dadka badankood sameeyaan.
โข Waxay kuu beddeli doontaa fikradaada ganacsi shaqeeya oo guuleysta.
โข Haddii ganacsigaagu jiro, waxay ku siinaysaa qaab iyo nidaam aad ku horumariso.
โข Waxay kuu diyaarinaysaa waddada maalgelin, koboc iyo suq-galka.

๐ฅ Sida aad isku diiwaangelin karto:
Wax kaliya oo aad u baahan tahay waa in aad xubin sanadle ah ka noqoto Xirfadkaab Institute adoo booqanaya:
๐ Xirfadkaab.com
Ama si sahlan nagala soo xiriir si aan kuula fududayno diiwaangelinta.

๐ฉ WhatsApp-ka +252905735383