All courses

CV writing and cover letter Masterclass

CV writing and cover letter Masterclass Course. Maanta xiliga la joogo marka aad baratid cilmigii ama xirafadii aad ku shaqo geli lahayd sida ay taas muhiim u tahay waxaa muhiim u ah in aad baratid qaabkii aad shaqo u raadsan lahayd.

3 modules · 16 lessons

About this course

<p><strong>CV writing and cover letter Masterclass Course</strong>. Maanta xiliga la joogo marka aad baratid cilmigii ama xirafadii aad ku shaqo geli lahayd sida ay taas muhiim u tahay waxaa muhiim u ah in aad baratid qaabkii aad shaqo u raadsan lahayd. Koorsadan waxaad ku baran doontaa qodob aad muhiim u ah oo ah sida CV iyo Cover letter loo diyaarsado, meelaha la iska eego iyo meelaha wax laga raadsado iyo khidado intaas ka sii baxsan.</p>

Course content

1. Part 1: Introduction · 5 lessons
  • farqiga u dhaxeeya resume iyo cv
  • itus oo i taabsii
  • hordhac cv
  • muhiimada cover letter
  • muhiimada cover letter
2. Part 2 CV writing and cover letter Details · 6 lessons
  • muxuu ka koobanyahay cv
  • muxuu ka kooban yahay cover letter
  • noocyada resume ama cv
  • dooro cv template
  • contact information
  • objective summary
3. Part 3: Conclusion · 5 lessons
  • experience
  • education
  • skills and reference
  • cover letter
  • gunaanad