All courses

CSS

Koorsadan waxaad ku baran doontaa CSS oo gaciisa dhamaystiran yahay Cascading Style Sheets.  CSS waxaa loo isticmaalaa in websiteka lagu nashqadeeyo laguna qurxiyo.

2 modules · 11 lessons

About this course

CSS

Koorsadan waxaad ku baran doontaa CSS oo gaciisa dhamaystiran yahay Cascading Style Sheets.  CSS waxaa loo isticmaalaa in websiteka lagu nashqadeeyo laguna qurxiyo. Marka ugu horaysa ee webka qaab dhismeedkiisa lagu sameeyo HTML waxaan u baahanahay in aan ka dhigno mid soo jiidasho leh sidaas ayaana oogu baahanahay in aaan isticmaalno CSSka waana talabaada labaad.

Waxaad noqon doontaa mid si fudud uwada adeegsada CSSka iyo HTMLka

Waxaad naqshadaynta doontaa tusaale project rasmi ah adoo adeegsanaya CSSka

Waxaad fahmi doontaa modern css3

Waxaad webkaada ka dhigi doontaa mid indhaha soo jiidan kara

Waxay koorsadan kaa anfici doontaa in aad sii wadatid mihnadaada web developmentga ah adiga oo xirfadahaada isku wada adeegsan doona si aad u noqotid web app developer

Course content

1. Part 1 CSS · 5 lessons
• CSS-INTRO
• CSS syntex
• CC SELECTOR
• CSS COLORS
• CSS BORDERS
2. Part 2 CSS · 6 lessons
• CSS FONTS
• CSS heigh width
• CSS margin padding
• CSS navbar $ links styling
• CSS Possitions
• Assigment2