All courses
Communication & Professional Writing Skills
Maadadan waxay ardayda ka caawinaysaa in uu si professional ah wax u qoro, fahmo englishka ganacsiga, xiriirka shirkadaha iyo ganacsiyada iyo ngoyada.
About this course
<p>Maadadan waxay ardayda ka caawinaysaa in uu si professional ah wax u qoro, fahmo englishka ganacsiga, xiriirka shirkadaha iyo ganacsiyada iyo ngoyada. Wuxu sidoo kale ardaygu baran doonaa sida curusyada loogu qoro English languageka. Waxayna fure u noqon doontaa in aad suuqa shaqada fahankaaga luuqada sareeyo. Englishkana aad ku barato.</p>
What you'll learn
- Ardaygu wuxuu awoodi doonaa inuu:Qoro qoraallo si cad, sax ah, oo leh ujeeddo qeexan.Si habboon u adeegsado erayada iyo qaab-dhismeedka Ingiriisiga ganacsiga.Horumariyo maqaalada (essays) leh dood iyo socod fikir oo habeysan.Habbeeyo iimaylo ganacsi iyo qoraallo kale oo xirfadeed.Adeegsado cod/joogto (tone) ku habboon xaaladaha kala duwan ee xirfadeed.Tafatiro oo sax qoraalka si uu u noqdo mid naxwe ahaaneed sax ah, mid is-waafaqsan, kuna leh saameyn.
Course content
1. Section 1: Introduction to Clear Writing · 5 lessons
- Introduction
- Enhances Understanding)
- Saves Time
- Builds Credibility
- Encourages Engagement_AND Reduces_Errors
2. Section 2: Business English Essentials · 5 lessons
- Introduction
- Importance of Business English
- The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts1
- The_Role_of_Business_English_in_Different_Contexts2
- Strategies_for_Improvement_in_Business_English
3. Section 3: Email writing structure and style · 5 lessons
- Understanding the Purpose
- Email Structure
- Email Structure(2)
- Formatting
- Follow-Up
4. Section 4: The writing process · 5 lessons
- STAGES OF WRITING PROCESS (Introduction)
- PREWRITING
- Drafting
- Revising
- Editing and Publishing